Xagjir Trump ayaa u hanjabay Erdogan una sheegay inuu cawsaqib xumo dhaqaale la kulmi doono haddii uu u dhawaado Kurdiyiinta ama weeraro. Waan difaacaynaa hadaad jeceshahay Iyo haddii Kalaba.
“Waan tirtiraynaa Turkiga dhaqaale ahaan haday weeraraan Kurdiyiinta ama ka soo ag dhawaadaan. Wahaabuyada Sucuudiga ayaa iyaguna ka qayliyay ka bixintaanka Maraykanka ee Suuriya.
Turkiga ayaa u sheegay Trump inuu kala doorto argagixiso Iyo saaxiib dhaba oo ay kuwada jiraan Naato.
Si kastaba ha ahaatee Trump ayaa yaqaana hanjabaada inkastoo uu ka dhabayn doono cunaqabatayn uu saaro Erdogan oo hadda uuna fiicnayn xiriirka iyaga Iyo Yuhuuda.
Trump oo sanadkii hore saaray cunaqabatayn Turkiga ayaa waxa dhacay in lacagta Turkigu dhulka gasho.
Rashid Ceelaanyo
ARAABIBEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay