Xamse Warfa oo markii ugu horeysay ka noqday lataliye wasaarad Maraykanka
Madaxweynaha Maraykanka ayaa magacaabay Xase Warfaa inuu noqdo la taliyaha dhinaca xuquuqda dadka wasaarada arimaha dibedda ee Maraykanka. Xamse ayaa noqonaya shaqsigii ugu horeeyay ee Somali ah oo qaybta booskaas.
”Xilka la ii magacaabay waa mid aan u hayo dawlada Maraykanka wuxuuna inta badan khusen doonaa adduunka oo dhan iyo meesha ay ku jirto danaha Maraykanka ayuu yiri Xamse.
Waa Somali uun looma ooyee waxa la fiiriyaa wax maka bedeli karaa siyaasad socota waa Maya ayuu yiri Xuseen Warsame. Ilaa hadda lama hayo dad Somali ah oo waxtarnimo meel ku gaaray aan ka ahayn dhinaca siyaasada.
Si kastaba ha ahaatee Xamse ayaa ku biiraya shaqsiyaadka Somalida ee magac ku lahaanaya dalka uu joogo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...