Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xasan Cali Kheyre muxuu raali gelin ka bixiyay

Xasan Cali Kheyre oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuuvraali gelin ka bixiyay weerar lagu qaaday guriga C/raxmaan C/shakuur kadib markii ilaaladiisa ay rasaas ku soo fureen askar loo direy inay soo qabtaan. Xasan Cali Kheyre ma sheegin inuu isagu amarka bixiyay iyo waxa uu raali gelin ka bixinayo.



Xasan Cali Kheyre oo intii uu ahaa raiisal wasaaraha aanay jirin wax lagu xasuusto, ayaa ku biiray urur ka jeeda hal Jufo oo reerkiisa ah ayadoo aan ognahay inuu toos ugu xiran yahay kuwa dalka mijaxaabinaya.



Wuxuu sheegay in dagaal ku soo socdo dalka haddii doorashada sida ay u rabaan iyo cida ay rabaan ayna maamulin taas oo ku tusaysa heerka jaahilnimo ee uu siyaasad ahaan joogo, isagoo u malaynaya in maamulka hadda jira cabsi ka hayso dagaal maadaama la ogyahay inuu shisheeye ku xiran yahay.



Xasan Cali Kheyre ayaa raba inuu xalaaleeyo dastuurka gaalada laga soo koobi gareeyay, waxaan ognahay in golihiisa wasiirada ay ansixiyeen xeer hadda uu diidey barlamaanku inay ka doonaan. Xeerkan khaniisiinta ayaabu baahan inuu ummada ka raaligeliyo.

Isku soo duuboo Somaliya ilaa hadda ma helin hogaamiyo kor u soo saara ugu yaraan hal haykal oo shaqaynaya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...