X

Xasan Culusow oo la arkay asagoo u oynaya bakhtigii boqoradii Ingiriiska

Dhamaan madaxda Islaamka intooda yar ee ka qayb galay aaska boqoradii bakhtiday ee Ingiriiska waa diideen inay kaniisad ugu galaan halka Xasan Culusow keliya uu ahaa midka kaniisada uga dul ooyay.



Bakhtiga duqdan ayaa muddo yaalay kaniisada mana jirin madax ka tirsan Islaamka oo halkaa ugu tagtey oo ku dul oyday aan ka ahayn Xasan Culusow. ”Ma fahansan yhay cida ay tahay duqdan bakhtiday ee muddda dheer jaqaysay lacagta Ingiriiska shaqeeya ayuu is weydiiyay Cali Calasow.



Waa caqli xumo Xasan Culusow lagu yaqaanay oo runtii sharaf dhac ku ah ummada Somaliyeed ayuu raaciyay Cali Calasow. Maaha markii ugu horeysay ee Xasan Culusow uu gaalo sidan ugu baroorto.

C/llaahi Wsrhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.