X

Kiiniya oo durba malaayiin ka samaysay jaadkii ay dirtey

Kiiniya ayaa durba dhoolaha dambe ka qoslaysa kadib markii afar maalin oo keliya ay jaadleydu ku dhinteen 2 laba Milyan oo doolar. “Aad ayaan u faraxsanahay hadda waan quudin karnaa caruurtayada ayay hooyo ka ganacsata jaadka.

“Waa lacag aad u farabadan oo ka baxday dalka una gacan gashay cadow inala jooga oo kaluunkeena gurta kuna nool badeena Isla markaana haysta gobol inaga mida ayuu yiri Cali Calasow.

Hooyooyinka jaadka ku iibiya magaalada Muqdisho ayaa iyaga deyn looga qaataa jaadka, waxayna ju noolyihiin deyn, waxana jaadka cusub yimaadaa ayadoo kii hore aan la bixin.

Nasiib daradaa waxa ummada Somaliyeed ugu wacan fadhiid Xasan Culusow oo aad horeyna loogu khasaarey haddana aan laga sugeyn wax faaiido.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.