X

Xasan Culusow waa iska oohisiiyay laakiin raali gelin malaga hayaa iyo run

Waxa warbaahinta Xasan Culusow oo shalay ku fashilantey inay xitaa ka waranto safarkiisa. baahisay Xasan oo iska oohisiinaya laakiin waxa dad badan is weydiiyay ilaa hadda raaligelin malaga hayaa iyo run.


”Jawaabtu waa MAYA iska daa raaligelina wuxuuba soo safay haween hore loola hadashiiyay wiilkeeda oo haddana been la soo hor istaagtey warbaahinta ayadoo amaan buga kula duul dhacday Xasan Culusow oo hadda loo bixiyay Xasan beenlow ayuu yiri Cali Calasow.


”Inyar oo runa horena ugama hadal haddana lagama hayo bal iska daa wax kalee haba yaraatee kama hadal ciidanka uu soo arkay inta ay yihiin xitaa ma xaqiijin tirada lagu wareejay ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waxa hubaala inuu xogtaa la wadaagey kooxda Xalane ee Maraykanku ugu horeeyo kuwaas oo u gudbin doona Kiiniya iyo wadamada askartu ka joogto ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Xasan ayaa warbaahintiisu sheegaysaa inuu guntiga u soo xiri doono Uhuru qaadkana u fasixi doono maanta oo bishu tahay 14/07/2022.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.