November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh oo ku calaacalay in wakhtigu ku yaryahay hadana ogaaday in hawshu ku badan tahay+MUUQAAL

WP_20150207_001Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in wakhtigu ku yaryahay hawshuna hadda ku badan tahay. Hadalka Xasan Culusow o fadhiida ayaa laga garan karaa in uu rabo in kooxdiisa loo kordhiyo kursiga sanado kale aan la garanayn wuxuu qaban doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS