Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xasuuq aan hore loo arag khidadiisa oo ka dhacay masjid ku yaala caasimada Yaman maalintan barakaysan

Argagixisada Daacish ee Sucuudigu taageero ayaa xasuuq nooc cusuba kula kacday masaajid dadku ku tukanayeen ciidan oo ku yaala Sanca. Dadka ayaa markii hore mooday in ay qaraxa gaysteen diyaaradaha Sucuudiga oo maalmihii u dambeeyay xasuuq ba’an ka gaystay Sanca kuwaas oo xasuuqey hal qoys oo ka kooban toban.

Gacan ku dhiiglaha boqortooyada Sucuudiga ninka lagu magacaabo boqor Salmaan ayaa diyaaradihiisu xasuuq joogta ka gaystaan Yaman oo dhan taas oo keentay qaxa kumanaan reer Yamana.

Wuxuu daraad ku soo celiyay dalka gooni gooste Cabdurabi Xaddi oo sheegta in uu yahay madaxweynaha Yaman.

Xasuuqan ka dhacay masaajidka ayaa naftii halige isku qarxiyay safka hore ee masaajidka halka naftii halige kale isna isku qarxiyay safka dambe si inta sii cararaysay ayna halna uga bixin. Ujeedada  argagixisada Sucuudigu taageero ee Daacish ama ISIL oo sunni sheegta ayaa ah tan ugu xun ee xasuuqda muslimiinta.

Dhimashada xasuuqan ayaa gaaraysa 25 halka dhaawacana lagu sheegay ilaa 36 qof oo salaad u yimi laakiinse lagu xasuuqey goobta.

Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa taageera xulafada Sucuudiga kuwaas oo ka caawiya gantaalada iyo gawaadhida gaashaaman ee ay ku soo galeen Cadan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...