Dhiigmiiratada shabaab oo caan ku ah ku quraacashada dhiiga Somalida ayaa xasuuq ka gaysatey duleedka Baydhabo. Tiro ilaa sadex qofa ayaa ku dhimatey maqaaxi ay geliyeen miino. Waxase hadda kordhey tirada dhimashada oo gaartey afar kadib qofkale u dhintey dhaawacii soo gaaray.
Maqaaxida oo ku taalay duleedka magaalada ayaa awgeed ayay ku dhacdey inuu yaraado khasaaraha soo gaaray dadka shicibka ah, waxase dhici lahayd inuu kasii badnaan lahaa.
Waxa la aaminsan yahay inay qaraxa aaseen isla argagixisada u soo shaah tagta maqaaxida ayagoo heshiis la galay ama cabsi geliyay dadka maqaaxida iska leh.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay