Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xasuuq ka dhacay Kuwait iyo argagixiso xalaashaday dhiiga Muslimiinta oo isku qarxiyay masjid

Kuwait–Dalkaasi Kuwait ayay ka dhacday isqaxintii ugu horeysay oo lagu xasuuqo muslimiin ku jiray masaajid. Argagixisada caalamiga ee gaalaysay Shiicada ee Sucuudigu ka dambeeyo ee Daacish ayaa xasuuqan ka gaystey masjid xilli masjidka ay joogeen ilaa 2000 oo qof oo salaada tukanayay. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ilaa 13 qof ku dhinteen xasuuqan.

Daacish iyo Sucuudiga taageera ee ay isku caqiido yihiin ayaa gaaleeyay Shiicada isla markaana xalaashadey dhiigooda. Sucuudiga ayaa isagu xasuuq ka wada Yaman halka argagixisada uu taageero ee Daacish ay iyaguna isqarxin iyo burbur ka wadaan dhamaan Ciraaq, Siiriya iyo Yaman.

Amiirka Kuwait ayaa booqdey masjidka waxyar kadib xasuuqa. Nin isagu ku jiray safka hore ee masajidka ayaa sheegay in nin dhalinyaro ah uu xilligii sujuuda uu isqarxiyay..waxaan ku qiyaasi karaa 20 jir oo ah xilliga dhalintu ayna lahayn caqli ku filan oo ay isaga celiyaan kuwa duufsanaya ee soo diraya.

Raiisal wasaaraha Kuwait ayaa sheegay in weerarku ahaa mid laysku dirayo ummada Muslimka ah laakiin ay yihiin kuwo ka caqli badan argagixisada kana horeeyaan.

_83879109_027893476-1[1] _83882467_027894194-1[1] _83882514_027894455-1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...