Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Xasuuqii argagixisada iyo kaalinta culimada

Qormadan kooban uguma taligelin in aan ku duro culimada laakiin waa mid aan ugu talogalay inaan ku xasuusiyo kaalintooda muhiimka ah ee uga aadan ka wacyigelinta dhalinta khatarta ay leedahay in laga mid noqdo dhiigmiiratada ku xasuuqaya  Muslimummada ummada magaca diinteena ka berida ah.



Ma arko culimada oo maalmaha muhiimka ah sida Jimceyaasha, ciidaha, soonka, isku imaatinka casuumadaha ay helaan, uga faaiideysta inay u gooyaan ka hadalka cadowga koowaad ee diinteenii iyo dhaqankeenii weerarka ku ah tusaana dhalinta.

Culimada aad ku arkeysaan sawirka maaha in iyaga ku socota laakiin waa dhamaan culimada hor fadhida shaashadaha aaladaha reer galbeedka ee ay ku adagtahay inay taabtaan waxa taagan.



Waxaan si gaara mawduucan u xusayaa kulankii ka dhacay dalkaasi Yugandha oo culimada waaweynaa intii ay ka hadli lahaayeen xasuuqii Muqdisho si mid mida ay ka jeclaysteen inay hal qoraala soo saaraan.

Hadda waxay noqonaysaa in laweydioyo waxa ay Ku doorteen inayna ka hadal laakiin bustaha ka hoos galeen taas oo direyska fariin.



Waxaan ogyahay in culimadu midwalba ku kalsoon yihiin urur diimeedyada Carabta ee ay ku jiraan. Taas oo keenaysa inay ku ekaadaan taageerada urur diimeedyada oo keliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...