X

Xidhibaan kabaha la dulmaray taliyaha booliiska Muuse Biixi

Kadib markii taliyaha ciidanka booliiska Muuse Biixi uu runta u sheegay xildhibaan Maxamed Abiib kuna yiri waxaad tahaan ku tusay oo uu u jeeday ma adoo laangaabaa Hargeysa socsocda ayaa waxa ka xanaaqay qaar ka mida xildhibaan. Haddaba xildhibaan C/qani Maxamed ayaa kabaha la dulmaray taliyahan Muuse Biixi.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.