Boorama 28 Dec 2014– Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka mida xildhibaanada Hargeysa u fadhiya reer Boorama oo isagu maalmihii u dambeeyay ka hadlay kacdoonka Awdal ayaa soo dhaweyn diiran loogu sameeyay Boorama. Xildhibaanka ayaa daacad u ah gooni goosadka maamulka beesha dhexe waxana lagu xasuustaa hadaladii ahaa soo badbaadinta Somaliland waxa u riyaaqay dadka degan Jigjiga agteeda. Wuxuu ka mid yahay xildhibaanada beesha dhexe ka waayay saami qaybsiga..
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay