X

Xildhibaan Barkhad Batuun oo deeq gaarsiiyay dadkii danyarta ahaa ee u kacay

Xildhibaan Barkhad Batuun oo helay oo codka ugu badan doorashadii qabaliga ahayd ee maamulka Somalilaan ayaa deeq gaarsiiyay dadkii danyarta ahaa ee u kacay oo ay ku jirto hooyo umula oo iyadu ka joogi kari wayday inay codkeeda dhiibato.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.