19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Nacnac oo diidey in ay ansixiyaan wasiirada Kulmiye ee hadda jooga

Xildhibaan Nacnac ayaa diidey in ay ansixiyaan wasiirada Kulmiye ee hadda jooga. Xildhibaan Nac nac ayaa bil kahor ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani oo lagaga shubtey doorashada.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS