X

Xildhibaan qarxiyay xafiis baasaboor Somaliga bixiya oo Muuse Biixi Hargeysa ka furtey

Xildhibaan Siciid Warsame Gaandhi ayaa qarxiyay xafiis baasaboorada Somaliga bixiya oo Muuse Biixi si qarsoodiya uga furtey Hargeysa.


Waxa maamulku aad u ilaaliyaa in magaalo aan Hargeysa ahayn laga furo xafiis bixiya baasaboorka Somaliga, wuxuu dadka ku kalifaa inay Garoowe tagaan.


Xafiiskan ayaa imaanaya ayadoo dawlada Somaliya sheegtay in aan baasaboor Somali wax aan ahayn lagu tagi karin xafka. Waxa hore loo ogaa in maamulka lacag badan ka soo gasho xafiisyada u furan bixinta baasaboor Somaliga.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GIt8HlRpYdg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.