19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Xildhibaan sheegay in badhasaabkii Awdal ka baxsaday aanu soo noqonayn

Xildhibaan Cabdi Cismaan Dhagaweyne oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Boorama ayaa qarxiyay in badhasaabkii Awdal ee hadda muddo laba bilooda baxsad ugu maqan Hargeysa oo uu ka soo jeedo, aanu soo noqon doonin.



Badhasaabkan ayaa baxsaday markii saraakiil reer Awdala oo xildhibaankan isku hayb yihiin si foolxun loogu diley gobolka Sanaag. Dadka si ukla kaca u diley saraakiish ayay isku hayn yihiin Maxamed Kaahin oo diidan ilaa hadda inuu gacanta u soo galiyo eheladii ay ka dileen.

”Waan u yeeray hase ahaatee waa baxsadey kuna soo noqon mayo hortiinaan ka sheegayaa ayuu yiri Cabdi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS