X

Maxkamad ku taal Boosaaso oo xukun dila riday iyo cida lagu riday

Maxkamad ku taal magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waajibkooda marisay dhalinyar si arxan daro ah u diley nin ganacsade ah. Ganacsadaha la diley ayaa agaadime u ahaa shirkad lagy magacaabo Horseed waxana lagu magacaabi jjrey Salaad Cabdib Cukaash.


Maxkamada ayaa bogga u gelisay afarta dhalinyaro dilka toogasho waxase inta badan in xukunadaas la fuliyo ayadoo ay jiraan musuq balaaran dhinaca cadaalada.


Dhalinta dilka lagu xukumey ayaa la kala yiraa 1: Cabdi Fitaax Axmed Xasan, Daahir Dalmar Saalax, Farxaan Siciid Yuusuf iyo Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.