Xildhibaanada uga jira golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka baxay fadhi maanta uu yeelan lahaa ayaga oo diidan saamiga ay ku fadhiyaan. Kuraasta maamulka la baxay Somaliland ayaa waxa ku shubtey beesha ISAAQ oo haysata 59 kursi.
Tani ayaa timi ayagoo beelahaas nabad mooyee la wadaagin ISAAQ fikrado badan sida goosadka iyo qaybsiga maamulka oo jufooyin qabiiladaas ka tirsan wasiiro badan yihiin.
“”Ma galayno doorasho ilaa la helo saamiga saxda ah ee beelahaas oo muddo iska aamusnaa ayay ku yirahdeen war ay saxaafada siiyeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay