Kadib markii xildhibaanada golaha shacabka ay u wareegeen xaruntooda cusub ee Filla Hargeysa waxa kulamadooda laga mamnuucay warbaahinta u adeegaysa argagixisada. Xarunta golaha shacabka ayaa waxa dib u dhisaya shirkado Turki ah oo dawlada Ka caawiya meelo badan.
Waan soo dhaweynayaa in la mamnuuco warbaahin Ku sheega waayo arbush mooyee wax kale nooma soo kordhiyaan ayuu yiri xildhibaan Ka mida golaha shacabka. Waxa keliya oo loo ogolyahay warbaahinta dawlada.
Kulanka maanta ayaa ah mid aan looga hadleyn arimo sidaas u muhiima.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay