X

Xildhibaanadii halka beel ahaa ee ka yimi Muqdisho oo ciidamo ka saaray Cadaado: SAWIRO

Xildhibaanadii halka beel ahaa ee ka yimi Muqdisho ayaa ciidamo ka saaray Cadaado oo maalmihii u dambeeyay uu ka jirey muran uu abuurey horjoogihii xukunka laga tuurey ee Xaaf.

Xaaladda Magaalada ayaa caadi kusoo laabatay ka dib markii ciidamadii ku sugnaa la geeyay degaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud.



Xildhibaano ay ka mid yihiin Axmed Macalin Fiqi , Mahad Salaad iyo Cabdi qeybdiid ayaa Ciidamaddaasi Magaalada ka saaray.

Ciidamada Magaalada laga saaray ayaa waxaa watay qaarkood Siyaasiyiin xildoon ah.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.