17/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanadii seexday ee reer Awdal oo hadda ku soo baraarugey in abaari ka jirto gobolada ay lacagta ku qaataan

Xildhibaanada u jooga gobolka Awdal magaalada Hargeysa ayaa hadda ku soo baraarugey in ay abaari hayso gobolada ay lacagta ku qaataan. Waxay ka codsadeen Siilaanyo in gurmad deg dega loo fidiyo dadkaasi mar hore xoolihii ka dhamaadeen. Lama garan karo inta lagu gaadhi karo iyo Siilaanyo dhegeysan doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM