Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa musuq baahsan soo faqay oo uu ku kacay maayerka iyo saaxiibadii. Xildhibaanadan ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa soo maray dhul danguuda oo hal mitir aan la hayn.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yEwR8_mobzs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS