18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saldhiga Berbera waxa saxiixi kara dawlada Somaliya: Ismaciil Hure Buubaa

Siyaasi Ismaacviil Hure Buubaa ayaa sheegay in saldhiga Berbera ay saxiixi karto oo kaliya dawlada Somaliya xilli wasiiro matalayay ay booqdeen Itoobiya.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS