15/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo cambaareeyay shaqaale Muuse Biixi u eryay qabyaalad

Xisbiga Wadani ayaa cambaareeyay shaqaale Muuse Biixi u eryay qabyaalad kuna bedelay kuwa reerkiisa. Shaqaalaha Muuse Biixi eryay ayaa ka dhigeysa Hargeysa meel beeshiisa kaliya wada haysato.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=f4OFHYj1Azk[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS