Xisbiga Wadanu ee maamulka Somaliland ayaa dibedda u soo saaray xiriirka ka dhexeeya Muuse Biixi iyo siyaasiyiinta dawlada dhexe oo Hargeysa ay yimaadaan xilligey doonaan halka dadka caadiga ah jeelka lagu guro.
Waxay tusaale u soo qaateen madaxii hore ee sirdoonka qaranka C/llaahi Sambaloolshe oo Hargeysa dhex mushaaxa.
Maaha markii ugu horeysay ee la soo faqo xiriirka ka dhexeeya Muuse Biixi iyo siyaasiinta Koofurta Somaliya.
Cismaan Afgaab Nuur oo ka tirsan xisbiga,Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi leeyahay Xeerkii Doorashada Anigaa Samaynayna, gudigiina anaa Wata, waxkasta oo ku saabsan doorashadana anagaa qabanayna, Balse kasoo qayb gala, hadii aad diidaana xoog ayaanu ku qabanaynaa, waxaan leeyahay doorasho nin qudha ma qabsado, oo Xoog laguma qabsado. “
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay