14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo ka cawdey booliiska magaalada Hargeysa

Xisbiga Wadani oo ka cawdey booliiska magaalada Hargeysa. Siyaasi Cali Cantar ayaa sheegay in taliska guud ee booliisku in uu ku kala biirayo xisbiyada, wuxuu dhinaca kale in la cadeeyo kulan u dhexeeyay Siilaanyo iyo gudiga doorashada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS