X

Xisbiga Wadani oo ka qayliyay shaqaale Muuse Biixi eryay

Xisbiga Wadani ee maamullka Somaliland ayaa Ka qayliyay shaqaale farabadan oo  Muuse Biixi shalay ka eryay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa. Waxa lagu eedeeyay inay mishahar Ka qaataan dawlada dhexe waxayse ahaayeen shaqaale sooca.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.