15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo sheegay in ay kalsoonida kala noqonayaan gudiga doorashooyinka

Xisbiga Wadani ayaa sheegay in ay kalsoonida kala noqonayaan gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland. Waxay ku eedeeyeen in ayna u wadin hawsha si hufan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS