11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada Saylac oo cabasho u diray isla Siilaanyaha lacagta ka gurta: ARKA CALAACALKA

WP_20150228_012Saylac–Iyadoo hooyo reer Lawyacado ah ku qudhbaxday kadib markii wakiilka SNM u jooga kastanka uu waydiistay baadii waxa Lawyacado ka jirta banaanbax looga adeegsaday rasaas. Waxase taas ka daran in isla kuwii ay doorteen ay cabasho oohina u soo diraan isla Silaanoy oo inadeerkii reer Burco ka shaqaalaysiiyay Lawyacado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS