Waxa maanta la dhaariyay xoghaye cusub oo bedeli doona xoghayihii hore u jiray. Xoghayahan cusub ayaa hore uga soo shaqayn jirey waax muhiima waxna ka og arimaha bani aadamnimada.
António Guterres ayaa loo dhaariyay xoghayaha cusub ee qaramada midoobey wuxuuna bedeli doonaa Banki Moon.
Antonio ayaa ahaan jirey raiisal wasaarihii hore ee Bortuqaal.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay