Xuseen Axmed Cige oo ka hadlay in beelaha Xeebjire (Samaroon) ay doorteen Suldaan iyo Xeego
Xuseen Axmed Cige (Salsal)
Xuseen Axmed Cige (Salsal) ayaa ka hadlay in beelaha Xeebjire (Samaroon) ay doorteen Suldaan ama caleemo saarteen waligood iyo Xeego oo ka tirsan Awdal oo maamulka Somaliland u magacaabay degmo taasina keentay in dhowr beelo sheegtaan in ay iyagu leeyihiin deegaanka.