Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Yaa fulinaya xukunka ka soo baxa maxkamada ee baddeena

Waxa Somaliya maanta laga dhegeystay dacwada badeena ee Kiiniya is lahayd ku qabso qadimeyside. Ayadoo hore u aragtey inayna arin meesha ku ahayn waxay diidey inay timaad maxkamada si loo dhegeysto dacwada ay soo hore u gudbisay.



Haddaba waxaad is weydiin kartaa yaa fulinaya xukunka ka soo baxa maxkamadan caalamiga ah marka xukunku dhaco. Xukunka ayaa la filayaa inuu qaato ugu yaraan 6 bilood oo kale.

”Xukunka fulinteeda waxa iska leh qaramada midoobey waayo maxkamadu waxay hoos tagtaa qaramada midoobey, waxaadse is weydiin kartaa sida ay difaaci doonaan ayuu yiri Xuseen Warsame.



Xaqiiqadu waxay ku jirtaa in Somaliya hadda diyaarsato sidii ay xuduudaheeda u sugi lahayd waayo cidkalo u sugeysaa ma jirto in la soo yareeyo mooyee.

Kiiniya ayaa isku diyaarinaysa talaabada xigta ee qaadi karto oo ay ku jirto sidii ay u hubin lahayd in Soamaliya la soo bixi waydo kheyraadkeeda, weyse ku gubanaysaa, waxase muhiima kaalinta taageereyaasheeda sida Maraykanka iyo Ingiriiska ayuu yiri Cali Calasow.



Waana halka Kiiniya is leedahay ku gabo ilaa inta aad helyso dawlada kuu sujuuda oo ka dhalata. Qorshaha Kismaayo ay ku joogto ayaa waxa ka mida qorshaha badda ayadoo is leh qaybtan dhanba la go.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...