Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Yaa wata Aadan Madoobe oo ku guulaystey kursiga afhayeenka

Waxa xalay goor dambe dib loogu doortey gudoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe oo muddo hore soo hayay shaqadan. Guusha Aadan Madoobe oo aan lahayn aqoon iyo karti ayaa loo badinayaa inay timi kadib markii ay isku soo hareen wiil dhalinyara.



Haddaba su’aasha aad is weydiin karto ayaa ah yaa wata Aadan Madoobe oo xilligii reer Koofur galbeed dantooda ka shirayeen isagu ku hadhay Muqdisho.



Waxa sheeganaya Aadan Madoobe fadhiidkii hore ula shaqayn jiray ee Shariif sh Axmed iyo weliba kooxda Hawiye ee sheegata madasha laakiin ilaa hadda ma cadda.




”Way sheegan karaan ayagoo ka dhiganaya buunbuunin laakiin ma hubo sida doorashadiisu ku dhici karto aan ka ahayn in dhamaan ay ka soo horjeedsadeen musharaxa cusub ee Xasan Cabdinuur.

Si kastaba ha ahaatee waxa la ogaan doonaa maalmaha soo socda ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...