19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Yarkii u jawaabay nin madow Maraykana oo yiri Muslimku ma noqon karo madaxweyne oo waraysi bixiyay

Yarka lagu magacaabo Yuusuf Xasan Dayur oo aad u da’yar ayaa ka dareen celiyay nin ay isku wadan yihiin oo u sharaxan xilka Madaxweynenimada Maraykanka laguna magacaabo Ben Carson oo yiri muslimiintu madaxweyne kama  noqon karaan Maraykanka. Yuusuf ayaa sheegay in uu jeclaa in uu noqdo madaxweyne.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM