Taliyaha ciidanka Itoobiya ayaa sheegay inaan dalku nabad ahayn ilaa laga tirtiro TPLF-ta fadhida Maqale. Yaan cidna shiki ka gelin Tigray waa gobol ka mida Itoobiya waana geli doonaa ayuu yiri taliyaha ciidanka.
Milatariga Itoobiya ayaa baacsaday dhiigmiiratada TPLF ilaa lagu celiyay Tigree, waxase ilaa hadda socda dagaalo goos goosa ayadoo Maraykanku siinayo kharashka TPLF uga baxaya dagaalka.
Talaabada uu hadda qaaday raiisal wasaare Cabii Axmed waa mid wwiqaysa kooxda Tigreega ee reer galbeedku raacsdan yihiin waayo dawlada ugam baxayo kharash badan.
Si kastaba ha ahaatee welli ma cada in dawladu geli doonto MAQALE si ay duurka u geliso kooxda.
Maxamed Yusuf
ARAABINEWS