Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Yukarayn oo labada ciid ee Muslimiinta ka dhigeysa maalmo fasaxa iyo sababta

Dalkaasi Yukarayn ee Ruushku cod iyo xoog uga qaatey dhulka Karaymiya ayaa sheegtay in ay labada maalmood ee waaweyn ee ciidaha Muslimiinta ka dhigi doonto maalmo qaeran oo fasaxa.



Hadaba Yukarayn intee Muslimiina oo ku nool maxaase loo yaqaanaa magacooda. Dadka Muslimiinta ee ku nool Yukaraynta ay ka maqan tahay Karaymiya ayaa tira ahaan lagu qiyaasay 80 ila 100 kun oo Muslimiina.

Gobolka Karaymiya oo Muslimiinta loo yaqaan Tataar ay ku noolaan jireen waxa gebi ahaantoodba ka sifeeyay ninkii la oran jirey Istaaliin kadibna waxa si xooga u soo degay dad Ruusha waxyar kadib kacaankii hantiwadaaga.



Yukarayn oo rabta inay soo jiidato Tataarka oo aad u yar ayaa hadyad uga dhigtey labadan ciidood inay ka dhigto maalmo fasaxa. Waxaadse is weydiin kartaa Yukarayn oo 43 milyana maka muuqaan karaan labadaas ciidood.



Si kastaba ha ahaatee waa guul xifaaltana oo u soo hoyatey Tataarka Muslimiinta inkastoo Tataarta badankoodu ku noolyihiin Ruushka.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...