X

Yurub way ku burburtey cunaqabatayntii ay ku soo rogtey Ruushka: Hangeri

Waxa dhulka galay dhaqaalaha Yurub oo ku dhow inuu sagxadda tago taas oo keenaysa shaqo la’aanta oo farabadata iyo shirkado badan oo kaca sida lagu yaqaan dalka is dhiiba, Hogaamiyaha Hangeri ayaa qaba in Yurub kolka is dhiibto.


Yurub oo daba socota Maraykanka ayaa intey is lahaayeen Ruushka wax ugu dhima iyagii ku burburey. ”Waa in Yurub qirataa inay cunaqabatayntii iyagu ku burbureen ayuu yiri hogaamiyaha Hangeri.


”Been imisaad ku jiraysaan waan u jeednaa in aad sagxada ku socotaan intaad dantiina u burburiseen dan dalkale ayuu raaciyay raiisal wasaare Orban. Waxaan shaki ku jirin in adduunk kale inaga tageen oo marnaba inala socon.



Yurub oo sixir barar la dhimanaysa ayaa cunaqabatayn ay saartey saliida Ruushka usbuucii hore hadda dib ugala noqotey, ayadoo amartey in lala macaamilo bangiyada Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.