Month: April 2016
Madaxweynaha hawlgalbka ah ee maamulka Somaliland ayaa u kicitey Boorama halkaas oo loo sheegay in ay abaari ka jirto. Maamulka...
Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole ayaa cidla cad looga tagey kadib markii Cabdiwelli Gaas saxiixay in uu qaatey 4.5 kuna...
Warar hoose oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed & sidoo kale Galmudug ay maleegayaan qorshe culus oo ka...
Waxa xalay lagu saxiixay Garoowe qodobo laga yaabay oo raiisal wasaaraha Somaliya oo ka soo jeeda Puntland uu la galay...
Aqalka Siilaanyo oo markale ka soo baxday wasiir la eryay iyo isku shaandheyn yar oo uu ku dhawaaqay
WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03/04/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3945/042016, uu magacaabis, xilka...
Waxay leedahay hooyo abaar ayaa nagu habsatay oo gabdhihii walaalahaa ahaa caruurtii iyo xoolihii way ka dhamaadeen, dee wuxuu Alla...
QAYLADHAAN LUGHAYA, (AMBALANCE EMERGENCY CALL AND FIRST AID MEDICAL EQUIPMENT). ===========================================. WAXA MAHAD MUDAN SULDAAN ABSHIR. WAXAN UGU MAHADNAQAY DAMQASHADA...
Gaadiidkan madaxweynuhu waxa uu ugu talogalay in lagu galo gurmadka caafimaadka ee lagu taakulaynayo dadka ku tabaaloobay abaaraha baahay ee...
Wafdi ka socda dawlada Somaliya ayaa ka soo degay Muqdisho halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Wafdigan oo u badnaa...
Wabiga Shabelle oo muddooyinkii la soo dhaafay qalalnaa ayaa biyo keenay biyo keenay waxaana laga dareemay biyaha wabiga gobollada Shabeelaha...
Madaxweynaha Puntland ayaa qaatey nidaamka doorashada ee 4.5 oo uu diidanaa in muddo ah olole dheernas u tagey dibedaha inkastoo...
Dagaal xoogan ayaa ka dhacay deegaanka ku yaala gudaha Azrebajaan laakiin ay maamulaan Armeniya kadib dagaal Ruushku hub badan siiyay...
Fast food workers have revealed the meals you should never order from the restaurants they work in, as well as...
Hanti dhowrka qaranka ayaa ku helay musuqmaasuq baahsan gobolka Banaadir hallaas oo dadka guryaha lagu dhibo iyadoo dhinaca dawlada iyadana...
Warqad uu ku saxiixan yahay Faysal Waraabe ayuu ku sheegay in uu xilkii kaga qaaday Cali Gurey oo shalay runta...
Shirkada bugta ah ee Shiinaha ee macdanta ka qodato buuraha Simoodi suntana u reebta dadka deegaanka ayaa sheegtay in raashinkooda...
Suldaan Abshir oo ka mida madaxdhaqameedka bariga iyo xeebaha gobolada Awdal ayaa baaq u direy qurbajoogta kana codsaday in gaadhi...
Furriinka ayaa ku qasba inay shaqeeyaan hooyooyin badan oo Soomaaliyeed oo carruur haysta, si ay ula wareegaan mas’uuliyadda ay banneeyeen...
Alle ha u naxariistee waxa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa Marxuum Dr Cumar Cilmi Dixood oo ahaa la-taliyihii...
Madaxweynaha Somaliya ayaa shaaciyay weerar xalay lagu qaadayay argagixisada shabaab ee banaysatey dhiiga dadkeena weerarkaasna la helayo faahfaahintiisa maanta sida...
Doodii fagaaraha oo doorkan lagu soo qaatay side doorasho ku suurtageli kartaa: yaase dooda kui jira
Dooda fagaaraha oo inta badan ay ka qaybqaataan siyaasiyiin Somaliyeed oo degan Maraykanka ayaa doorkan waxa ka qaybqaadatay gudoomiyaha gudiga...