November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Gurey oo si daacada uga hadlay shirkii IGAD iyo faanka aan iska dayno cidi wax inooma hayso+MUUQAAL

WP_20150112_003Hargeysa 12 Jan 2015–Cali Gurey ayaa si daacada uga hadlay wajigabixii ka soo baxay shirkii IGAD ee ay ku cadeeyeen in Somaliya hal tahay. Cali Gurey ayaa sheegay in faanka la iska daayo ee xaquuqdu in ayna jirin wadan danaynaya in Somaliya kala go,do. Wuxuu sheegay in xaajada Somaliland hoosta ka qudhuntey ee aan loo baahneyn in kor la eego.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS