November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fanaan reer Awdala oo daacad u ah Somaliland oo soo taabtey dhabta iyo qabyaalad lagula kacay+MUUQAAL

WP_20150114_014London 14 Jan 2015–Fanaan daacad u ah Somaliland laguna magacaabo Xasan Nuur Allaale oo ay walaalo yihiin fanaanka weyn ee Cabdi Nuur Alaale ayaa lagula kacay qabyaalad xilli u ku sugnaa Hargeysa iyadoo fanaaniintii kale ee la socday mid walba la siiyay dhul isagana aan waxba la siinin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS