14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Arag sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo qaaday garoonka magaalada Muqdisho oo Turkigu dib u casriyeeyay

Muqdisho-Araabinews–Iyadoo madaxweynaha Turkigu ku soo jeedo Muqdisho waxa dadku isha ku hayaan mashaariicda kale ee uu ka furi Muqdisho oo ah indhaha wadanka. Sawiradii ugu dambeeyay ayaa muujinaya habka casriga ah ee Turkigu u dhisay garoonka Muqdisho.

cadd_1[1]cadd_2[1] cadd_3[1] cadd_4[1] cadd_5[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS