November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Meel laysku dhegan yahay ayaan soo dhex galay ee dib iigu dhiga cod u qaadida: Cumar C/rashiid+MUUQAAL

WP_20150131_021Muqdisho–Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa ku calaacalay in aan isagu ka mid ahayn isku cunka ka dhex taagan golaha barlamaanka oo u kala jaban kooxda Xasan Culusow iyo kutlada xorta ah oo hadda la sameeyay. Muranka u dhexeeya labada kooxed ayaa ku khasbey in dib loo dhigo ansixinta golaha wasiirada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS