Olole dib loogu celinayo dad ka soo qaxay deegaanada Gabiley sanadana joogey Boorama+MUUQAAL
Boorama–Dad ka soo qaxay deegaanada Gabiley colaad awgeed muddo sanado ahna deganaa Boorama ahna Bahabar Aadan (Samaroon) ayaa hadda la bilaabay siyaasad ahaan in dhulkoodii dib loogu celiyo.
Dadkan ayaa gaaraya sadex boqol oo qoys waxase la sheegayaa in ay ka badan yihiin. Dadkan ayaa SNM ka soo barakicisay deegaanada Gabiley sida Wajaale, Xuushey iwm.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...