27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisadii xasuuqey dadkeenii Soomanaa burbur xooglana u gaystey hantidoodii oo la soo bandhigey

Argagixisadii xasuuqey dadkeenii Soomanaa burbur xooglana u gaystey hantidoodii ayaa lagu soo bandhigey huteel Naasahablood. Dhiigmiiradkan oo caruura isla markaana been loogu sheegay in ay janno galayaan ayaa ku kacay laba shay oo diinti xaaraantimaysay oo ah dhiiga Muslimiinta iyo hantidooda.

 

Waxaa dhawaan la soo bandhigay Meydadka Kooxdii Hubeysneyd ee shalay gelinkii danbe XASUUQA KA GAYSATEY Hoteelka Naaso-Hablood 1 Ee Magaalada Muqdisho.

2-15-768x432[1]1-92-768x432[1]

1 2 3

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS