November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xoola dhaqatada degmada Dilla oo cudurka halista ee afka lugaha iyo cidiyaha uu ka haleelay xoolihii+MUUQAAL

WP_20150205_017Xoolo dhaqatada degmada Dilla ayaa soo wariyay in cudur ayna garanayn uu xoolihii kaga dhacay xoolihiina ay dhimanayaan. Cudurkan ayaa ah cudur xoolaha kaga dhaca afka, lugaha iyo cidiyaha waana cudur la kala qaado oo halis ah haddii aan la xanibin faafidiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS