01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: argagixisada oo weerartay jaamacad

War deg deg ah oo hada naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaan in rasaas xoogan laga maqlayo Nawaaxiga Jaamacada SIMAD ee Muqdisho.

ilaa hada lama HAYO warar dheeraada iyo in khasaare jiro Jaamacadda balse waxaa dad goob joogayaal ah ay soo sheegayaan in rasaasta ay ka socoto albaabka hore ee jaamacadda SIMAD Faraceeda Jidka Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana kala carar iyo cabsi ay soo wajahday ardayda iyo Macalimiinta Jaamacada SIMAD ee Warshadaha dhawaqa rasaasta ayaana xoog loo maqlayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS