Deg deg: argagixisada oo weerartay jaamacad
War deg deg ah oo hada naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaan in rasaas xoogan laga maqlayo Nawaaxiga Jaamacada SIMAD ee Muqdisho.
ilaa hada lama HAYO warar dheeraada iyo in khasaare jiro Jaamacadda balse waxaa dad goob joogayaal ah ay soo sheegayaan in rasaasta ay ka socoto albaabka hore ee jaamacadda SIMAD Faraceeda Jidka Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.
Waxaana kala carar iyo cabsi ay soo wajahday ardayda iyo Macalimiinta Jaamacada SIMAD ee Warshadaha dhawaqa rasaasta ayaana xoog loo maqlayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...