Wasiirka warfaafinta oo xadhig u gaystey suldaan u diidey in uu ku daro liistada barlamaanka
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahana kuwa Nabad sugidda ayaa xabsi u taxaabay sida la sheegay Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed Buraale oo kamid ah waxgaradkii soo xulay xildhibaannada Federaalka ee 135-ta oday ah.
Hotel uu ka deganaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Km-4 ayaa ciidankaan ugu galeen, waxaana la sheegay iney halkaasi ka kaxeysteen, iyadoo illaa hadda meel ay la aadeen aan la ogeyn.
Mid kamid ah waxgaradkii la joogey Suldaanka ayaa inoo sheegay in xarigan uu ka dambeeyo wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye kadib markii ay isaga iyo Suldaanka ku murmeen Liiska ergada doorashada.
Suldaanka la xirey ayaa kasoo jeeda beesha Isaaq, Habar Jeclo oo ah beesha uu ka soo jeedo wasiirku.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...