Kadib kulan saaka ay yeesheen sadexda xisbi ee maamulka Somaliland ayaa waxa ka soo baxay war ku saabsan doorashada maamulka ee la filayay laba bil kadib.
Warqada ay u gudbiyeen komishanka Doorashooyinka ayaa waxay xusaysaa in labada xisbi ee Waddani iyo Ucid soo jeediyeen in mudo kordhin la sameeyo lix bilood ah halka xisbiga Kulmiye uu soo jeediyey in sharciga loo maro mudo kordhinta la samaynaayo inta laga baxaayo xaalada abaareed ee dalka ka jirta.
Hoos ka fiiri warqada

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay